Dadka da‘da yar Wadanka Austria ka heli karaan Sharciyadan:
- Qoxootinimo rasmi ah “Baasaaboor”
- Bini aadantinimo “Fiiso“
- Xuquuqda dadka dhibanayaasha ah ee jidhkooda laga ganacsado
- Xuquuqda inaad joogi kartid
Haddii ay jiraan wax kuugu adkaaday. Waxaad caawinaad ka heli kartaa kooxda waayo-aragga. Weydii wixii su‘aal ah waayo-aragga / “Experten”.