Nidaamka magangelyada

Maamulka iyo maxkamada

Hay’ada ajaaninka iyo qoxootiga ee gobolkaada ayaa go’aan ka gaaraya codsigaaga magangelyo.
Inta badan waxaa jira xafiisyo badan oo ka mid ah gobolka federaalka: xafiiska gobolka kudhexyaal iyo xafiiska ka baxsan gobolka.Weydii wakiilka.
Maxkamadda racfaanka ayaa dib u eegaysa go’aanka Hay’daa ajaanibka iyo qoxootiga. Weydii wakiilka.

Kuwee?Maxay?PhoneE-MailInternetka
Maamulka - Hay’ada Ajaabnibka iyo Qoxootiga Modecenterstraße 22, 1030 Wien059133 98 7004BFA-Einlaufstelle@bmi.gv.atwww.bfa.gv.at/
Maamulka qaybta WienHernalser Gürtel 6 - 12, 1080 Wien059133 98 7801BFA-RD-W-Einlaufstelle@bmi.gv.at
Maamulka qaybta NiederösterreichMaria-Theresien-Ring 9
2700 Wiener Neustadt
059133 35 7001BFA-RD-N-Einlaufstelle@bmi.gv.at
Maamulka qaybta BurgenlandNeusiedler Straße 24-26, 7000 Eisenstadt
059133 15 7001 BFA-RD-B-Einlaufstelle@bmi.gv.at
Maamulka qaybta OberösterreichDerfflingerstraße 1, 4020 Linz059133 45 7001BFA-RD-O-Einlaufstelle@bmi.gv.at
Maamulka qaybta SteiermarkSauraugasse 1, 8010 Graz
059133 65 7001 BFA-RD-ST-Einlaufstelle@bmi.gv.at
Maamulka qaybta KärntenTrattengasse 34, 9500 Villach059133 25 7001 BFA-RD-K-Einlaufstelle@bmi.gv.at
Maamulka qaybta SalzburgMünchner Bundesstraße 202, 5020 Salzburg059133 55 7001 BFA-RD-S-Einlaufstelle@bmi.gv.at
Maamulka qaybta TirolDr. Franz Werner Straße 34, 6020 Innsbruck059133 75 7001 BFA-RD-T-Einlaufstelle@bmi.gv.at
Maamulka qaybta VorarlbergReichsstraße 175, 6800 Feldkirch059133 85 7001 BFA-RD-V-Einlaufstelle@bmi.gv.at
Maxkamada sare ee maamilka federalka WienErdbergstraße 192 - 196, 1030 Wien01 60149 0 einlaufstelle@bvwg.gv.at www.bvwg.gv.at/
Maxkamada sare ee maamulka federalka - Xafiis ka fog LinzDerfflingerstraße 1, 4020 Linz
Maxkamada sare ee maamulka federalka - Xafiis ka fog GrazSchlögelgasse 9, 8010 Graz
Maxkamada sare ee maamulka federalka - Xafiis ka fog InnsbruckWerner-von-Siemens-Straße 7, 6020 Innsbruck