Hay’adaha Cawinitaanka Fiyena

Hay’adahani sidoo kale ku caawin kara. Sidoo kale goobolaha oo Austria waax ad ka heli karta Hay’adahani. La talintu waa lacag la’aan. Weydii wakiilka.

Kuwee?Maxay?Halkee?PhoneE-MailInternetka
Caritas AusteriaSheeg Caritas ta adiga kuu dhaw.Albrechtskreithgasse 19-21, 1160 Wien
01 488 31-0office@caritas-austria.atwww.caritas.at/hilfe-beratung/migrantinnen-fluechtlinge
Caritas Austeria –Caawinta noqoshadaU sheeg Caritas ta adiga kuu dhaw. Iyagaa kaa caawinaya dib u noqoshada ikhtiyaarka ah ee Dalkaagii Hooyo.Albrechtskreithgasse 19-21, 1160 Wien01 48831 447rueckkehrhilfe@caritas-austria.atwww.caritas.at/hilfe-beratung/migrantinnen-fluechtlinge/beratung-vertretung/rueckkehrhilfe-reintegration/irma-rueckkehrberatung/
Laan-qayrta Cas ee AusteriaWaxay kaa caawinayaan Raadinta Qoyskaaga. Waxay kaa caawinayaan Codsiga isku keenida qoyska.Wiedner Hauptstraße 32, 1040 Wien01 58900 126tracing@roteskreuz.at
fzf@roteskreuz.at
www.roteskreuz.at/migration-suchdienst/suchdienst/
http://meinefamilie.roteskreuz.at/minderjaehrige/so/
Asylkoordination AusteriaU sheeg, waayo-araga kuugu dhaw.Burggasse 81/7, 1070 Wien01 53212 91asylkoordination@asyl.atwww.asyl.at
Maal-gelinta Isdhex-galka Austeria, Xarunta Isdhex-galka WienWay ku caawinayaan hadii Qoxootinimo laguu aqbalay iyo hadii hadii Fiise lagu siiyayWaxay kaa caawinayaan Luqada, Xirfada iyo Isdhex-galka.Landstraßer Hauptstraße 26, 1030 Wien01 71510 51wien@integrationsfonds.atwww.integrationsfonds.at
Wakiilka sare ee Qoxootiga Ururka Qaramada-midoobey – Austeria (UNHCR)Wax talo ah ha qaadan. Mararka qaar kiiska aad u agad waxay kala hadlaan Maamuka. Waydii wakiilkaaga, inuu rabo inuu la xidhiidho UNHCR.Wagramer Straße 5, PO Box 550, 1400 Wien01 26060 5306ausvi@unhcr.orgwww.unhcr.at