Ogolaanshaha baadhitaanka codsiga qoxootinimo ee Taransiikhan

Maamulka iyo maxkamadaha

Kuwee?Maxay?Halkee?PhoneE-MailInternetka
Ha’ay adda Ajaanibka iyo Qoxootiga-Soo dhaweynta hore ee qaybta BariGo‘aan: hadii nidaamkaaga Magan-galyo Austeri ka shaqaynayso.Otto Glöckelstraße 24, 2514 Traiskirchen, Haus 17 02252 5052-7171bfa-east-ost-einlaufstelle@bmi.gv.at
www.bfa.gv.at
Maxkamada sare ee maamulka FederalkaWaxay baadhaa go’aanka xafiiska Federalka Ajaanibka iyo Magan-galyo doonka ah.Erdbergstraße 192 – 196, 1030 Wien oder
Derfflingerstraße 1, 4020 Linz oder
Schlögelgasse 9, 8010 Graz oder
Werner-von-Siemens-Straße 7, 6020 Innsbruck
01 60149 0einlaufstelle@bvwg.gv.at www.bvwg.gv.at

Hay’adaha Caawinaada

Taransiikhan waxaad ka heli kartaa caawinaadaa lataliyayaal sharci ah. Talabixintu waa lacag la’aan.

Kuwee?Maxay?Halkee?PhoneE-MailInternetka

Hay’adahani sidoo kale ku caawin kara. La talintu waa lacag la’aan.

[table “28” not found /]